Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fatahaado Wali Fara-ba'an ku Haya Beledweyne


Fatahaadda Beledweyne
Fatahaadda Beledweyne

Magaalada Baledweyne oo muddo 4 todobaad ku dhow ay roobab iyo fatahaado ay ka jiraan ayaa dadkii magaalada ka barakacay intooda badan ay weli bannaanka joogaan.

Hase yeeshee dhinaca kale waxaa jira dad iyagu sheegay inaysan wax farqi ah u sameyneyn in ay barakacaan iyo in ay magaalada ay dhex joogaan xitaa hadii ay biyo dhex ceegaagaag.

Warbixintan waxaa noo soo diray Xuseyn Xasan Dhaqane.

Dhageyso Fatahaadda Beledweyne
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:20 0:00

XS
SM
MD
LG