Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Minneapolis: Dhalinyarada Xirfadlayaasha oo Kulmay


Magaalada Mineaplis ee gobolka Minosota ayaa waxaa xalay lagu qabtay kulan ay isugu yimaadeen urur ay leeyihiin dhallinyarada soomaaliyeed ee xirfadlayaasha ah oo lagu magacaabo Isutagga Soomaalida Mareykanka ee gacansiga iyo xirfadleyaasha kaasoo ay ku bohooben dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo baxay jaamacadaha kala duwan ee waddanka maraykanka iyo Canada.

Somali Young Professionals2
Somali Young Professionals2

Wariyaha VOA ee minosota Maxamuud Mascadde ayaa la kulmay Hibaad Xuseen Shariif oo ah guddoomiyaha ururkaasi iyo HInda Maxamed Cabdi ka mid ah guddiga maamula ururkaasi.

Dhageyso Wareysiga Xirfadlayaasha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:04 0:00

XS
SM
MD
LG