Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Amniga Sh/Hoose oo sii xumaanaya


Lower Shabelle, Somalia
Lower Shabelle, Somalia

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ka dhacayey weeraro iyo qaraxyo ay dad ku dhinteen.

Waxaa qarax weyn oo ay dad badan ku dhinteen uu ka dhacay suuq ku yaala degmada Wanlaweyn, ayada oo dhinaca kalena duqeyn ay ka dhacday deegaanka Bariire.

Sidoo kale, maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday saldhig ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda ay ku leeyihiin Qoryooleey.

Hadaba waa sidee xaaladda guud ee gobolka? Maxamed Colaad Xassan ayaa ka wareystay gudoomiye ku xigeenka gobolka ee dhinaca Amniga Cali Nuur Maxamed.

Amniga Sh/Hoose oo sii xumaanaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

XS
SM
MD
LG