Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaarado duqeeyey saldhigyada Al-Shabaab


Shabaab
Shabaab

Diyaarado dagaal oo ay leeyihiin ciidamo aan illaa iyo hadda si rasmi ah loo shaacinin dalkooda, ayaa xalay weerar ka geystay saldhig kooxda Shabaab ay ku leeyihiin deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Ciidamadan ayaa kaashaday kuwa Soomaali ah, sida uu VOA u sheegey afhayeenka wasaaradda amniga Soomaaliya Cabdicasiis Xildhibaan.

Weerarka ayaa yimid maalin kadib markii qarax ismiidamain ah oo ka dhacay degmda Wanlaweyn ee gobolka ay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof.

Jamaal Axmed Cismaan ayaa howlgalkii xalay ka wareystay Cabdicasiis Xidlhiban oo Muqdisho ku sugan.

Diyaarado duqeeyey saldhigyada Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00

XS
SM
MD
LG