Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay buug uu dhowaan soo saaray urur lagu magacaabo SWJ oo ah urur ay sameysteen qaar ka mid gabdho saxafiyiin ah oo ka howlgala koofurta, bartamaha iyo degaanada Puntland. Buuggan oo magaciisa la yiraahdo daraasaadka aasaasiga ah ee xaalada ay ku shaqeyaan gabdhaha saxafiyiinta ah ayaa khilaaf ka dhex dhaliyay gabdhaha saxafiyiinta ah ee Soomaaliya.

Dhageyso barnaamij haweenka oo ay arrintaas ku falanqeysneyso Caasho Ibrahim Aden.

please wait

No media source currently available

0:00 0:12:47 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG