Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa warbixin gaar ah oo ay soo saartay ku dhaliishay, habdhaqanka xoriyadda hadalka ee Somaliland.
Hay’adda ayaa xustay inay jiraan dad loo xirxiray kaliya fikirkooda oo ay cabireen.
Xuseen Barre Aaden ayaa warbixintan ka diyaariyey.