Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Shir looga hadlayo dhoofinta dhuxusha


Dhuxul

Shir ballaaran oo ay si wada jir ah u soo agaasimeen dowladda federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mida hay’adaha QM, diiraddana lagu saarayo dhoofinta iyo ka ganacsiga dhuxusha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay syaa sheegay in si sharci darro ah looga ganacsado dhoofinta dhuxusha Soomaaliya, loona iibgeeyo dowladaha Khaliijka iyo Iran.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in malaayiin geedo ah oo ku yaallay Soomaaliya la jaray, si looga sameeyo dhuxusha.

Warbixintan waxaa noo soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle, oo Muqdisho ku sugan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG