Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somilaland oo Joojisay Khudaarta la soo Dejiyo


6.
6.

Qiimaha khudaarta ee suuqyada Hargeysa ayaa kor u kacay, ka dib markii ay xukuumadda Somaliland soo saartay amar ay ku joojinayaan in dibedda laga soo dhoofiyo khudaarta. Wasaaradda Ganacsiga ayaa sheegtay in la joojiyay soo dejinta khudaarta dibedda laga keeno, si waxsoosaarka loo kobciyo. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrintaasi iyo saamaynta ka dhalatay ka waraystay agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga Dr Cismaan Xuseen Warsame, waxaanu waydiiyay go'aankan iyo sababta ay u soo saareen

Geesta kale, weriyaha VOA Barkhad Kaariye wuxuu saamaynta go'aankani ku yeeshay suuqa uu ka waraystay mid ka mid ah ganacsatada khudaarta soo dejisa.

Dhageyso Joojinta Khudaarta SL
please wait

No media source currently available

0:00 0:09:16 0:00

XS
SM
MD
LG