Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Kheyre oo Jaraa'id Qabtay


Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Kheyre ayaa shir jaraa’id ku qabtay xarunta Villa Somalia, ka dib markii uu ka soo laabtay dalka Belguim oo kaga qeyb galay shir dhinaca ammaanka ah oo halkaasi ka dhacay.

Haddaba warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa inoo haya wariyaha VOAda Xasan Kaafi Qoyste.

Dhageyso Shirka Jaraa'id
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00

XS
SM
MD
LG