Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kalkaaliso Jarmal ah oo lagu afduubtay Muqdisho


Gaarigii Afduubka lagu Geystay
Gaarigii Afduubka lagu Geystay

Magaalada Muqdisho waxaa xalay xarunta hay'ada ICRC laga dhex afduubtey haweenay u dhalatey dalka Jarmalka oo shaqo u joogtey magaalada.

Saraakiisha Amniga ayaa sheegay in afduubka haweenaydan ay ka dambeeyeen ilaalada hay'adaasi oo la baxsadey, in kastoo ay hay'adaha ammaanka ee Somalia ay ku guuleysteen in gaarigaasi ay gacanta ku soo dhigaan.

Sahra Cabdi Axmed oo xariir dhinacyo badan ah la sameysey dowladda Somalia iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa warbixintan nooga diyaarisey sida uu u dhacay afduubka.

Dhageyso Afduubka Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:22 0:00

XS
SM
MD
LG