Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Dawladda Federalka ee Somalia iyo ta Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey, halkanna ka soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:16 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG