Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo la Dhisay


Baarlamanka
Baarlamanka

Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Kullan ay Muqidho ku yeesheen ku dhisay Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo 15 xubnood ka kooban.

Guddigan ayaa maamulaya Doorashada oo la filayo inay dhawaan qabsoonto, si loo buuxiyo kursigii uu baneeyay Gudoomiyihii Baarlamanka Maxamed Cusmaan Jawaari, ka dib qilaaf todobaadyo ka dhex oognaa isaga iyo Xukumadda Ra’isul Wasaare Xassan Cali Kheyre.

Faahfaahita halka hoose ee Qoraalkan ka dhageyso:

Dhageyso Warbixinta Dhismaha Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka ee Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00

XS
SM
MD
LG