Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dhalin-yaro Soo Bandhigay Adeeg Tiknoolajiyadeed oo Cusub


Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay kulan koox dhalinyaro ahi ay ku soo bandhigeen hal-abuur dhanka tiknoolajiyadda ah oo ay curiyeen.

Dhalinyaradan, ayaa ah arday wax ka barata jaamacadaha Muqdisho, waxana madashaasi sidoo kale kasoo qaybgaley masuuliyiin dawladda ka socotay. Waxyaabaha lagu soo bandhigay waxa ka mid ahaa sida loo adeegsado ganacsiga dadka ku dhex mara iyadoo tiknoolajiyada la adeegsanayo ama waxa loo yaqaan E-Commerce.

Haddaba, waxa dhalinyaradaasi ka mid ah Maxamed Salaad iyo Sadiiq Cartan waxaanay wariyaha VOA ee Muqdisho, Cabdiqaadir Maxamed Cabdulle, ay uga warameen waxyaabaha ay soo bandhigeen, waxaana hadalka ku hor maraya Maxamed Salaad.

Dhalinyaro Muqdisho ku soo bandhigtay hal-abuur tignolajiyadeed
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:40 0:00

XS
SM
MD
LG