Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shabellaha Dhexe: Ciidamo Saldhig Cusub Degay


Ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa todobaadkan fariisin ka sameystay inta u dhaxeysa Balcad iyo magaalada Jowhar, halkaas oo weeraro joogta ah ay kala kulmi jireen Al-shabaab marka ay ku safrayaan waddada isku xirta labada degmo.

Ciidanka Amisom ee saldhiga ka dhigay waddada isku xirtay Balcad iyo Jowhar ayaa ka soo guuray degaanka Cali Fooldheere oo gobalka Shabeellaha Dhexe ka tirsan iyagoo u arkay in joogitaanka degaankaas uu ka muhiimsan yahay halka ay xilligan degaanka ka dhigteen. Wariyaha VOAda Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

AMISOM oo saldhig cusub ka sameysatay Shabellaha Dhexe
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00

XS
SM
MD
LG