Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Lacagta Dowladdu Ku Qabtay Muqdisho


Pakistan Looming Bailout
Pakistan Looming Bailout

Sidii aad idaacadeennii xalay ku dhageysateen, hay'adaha amniga ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay boorsooyin la sheegay inay ku jirtay lacag gaareysa 9 malyuun iyo 600 oo Kun.

War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Amiga Gudaha ayaa lagu lagu xaqiijiyay jirtaanka lacagtaas, waxaana lagu sheegay in baaritaan ay ku hayaan, halkii ay ka timid, cidii ay ku socotay, iyo ujeedada laga lahaa in lacagtaasi wadanka loo soo geliyo.

Hadaba maxey tani uga dhigantahay xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo muddooyinkanba liitay iyo shuruucda caalamiga ah ee Dimplomaasiyadda.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan warbixin nooga diyaariyay.

Warbixin Lacagta ay Qarabatay Dowladda Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:36 0:00


XS
SM
MD
LG