WASHINGTON. D.C —
Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa sheegtay inay toddobaadkan bilaabayso taageerada 9 kun oo qoys oo beeralay ah.
Tallaabadan ayaa kusoo aadeysa xilli ay roobabki gu'ga ay ka curteen meelo badan.
Wasiirka wasaaraddaas Axmed Muumin Seed ayaa wariyaheenna Hargeysa Barkhad Maxamuud Kaariye uga warramay qorshayaashaas iyo habka loo marayo.
Facebook Forum