Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hargeysa: Golaga Guurtida oo Ansixiyay Xeerka Kufsiga


Baarlamaanka Somaliland
Baarlamaanka Somaliland

Xeerka Kufsiga oo ay horay u ansixiyeen Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ay ansixiyeen Golaha Guurtida, ka dib markii ay wax-ka-beddel ku sameeyeen sidii golaha wakiilladu ku ansixiyeen.

Xeerkan oo buuq ka dhex dhaliyay Golaha Guurtida iyo daneeyayaasha kale ee xeerkan, ayaa guddi soo dersa loo saaray, waxaana la ansixiyay maanta iyadoo qodobada qaar wax laga beddelay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa xeerkan iyo ansixintiisa ka waraystay Xoghayaha guud ee Golaha Guurtida Cabdinaasir Aadan Beegsi waxaanu ugu horreyn waydiiyay siday u derseen.

Dhageyso warbixinta xeerka kufsiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00

XS
SM
MD
LG