Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Biixi oo Magacaabay Agaasimayaal iyo Gudoomiyayaal Gobol


Madaxweynaha Somaliland, Muse Bixi
Madaxweynaha Somaliland, Muse Bixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magacaabay xilal kala duwan oo isugu jira agaasimayaal guud iyo guddoomiyayaal gobol.

Xilalkan uu madaxweyne Biixi magacaabay oo ah 24 xill ayaa ah hormadii saddexaad ee uu magacaabo muddo afar bilood ku siman oo uu xilka hayay.

Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso warbixinta Barkhad
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:34 0:00

XS
SM
MD
LG