Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Wasiirada oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2018


Golaha wasiirada Somaliland ayaan maanta ansixiyay miisaniyadda sannadka 2018 ee xukuumada cusub ay ku howl gali doonto, taas oo dhan in ku dhow laba tiriliyan oo lacagta Somaliland ah. Sagal Mustaf Xasan, ayaa warkan Hargeysa ka soo dirtay.

Miisaaniyadda 2018 ee Somaliland oo la ansaxshay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:56 0:00

XS
SM
MD
LG