Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cayaaro saaxiibtinimo oo caawa dhacaya


Waxaa caawa ka dhici doona dalal badan oo dunida ah kulamo cayaareed oo saaxiibtiimo, oo ay cayaari doonaan qaar ka mid ah xulalka dunida.

Kulamadan ayaa waxaa badankood la isugu diyaarinayaa koobka kubadda cagta adduunka ee bisha June ee sanadka lagu qabanayo dalka Ruushka. Hase yeeshee qaar ka mid ah ayaa waxaa yeelanaya dalal aan ka qeyb galeynin koobka adduunka.

Cayaaraha dhacaya ayaa ah kuwan

Japan vs Ukraine
Tanzania vs DR Congo
Armenia vs Lithuania
Georgia vs Estonia
Kenya vs Central African Republic
Russia vs France
Azerbaijan vs FYR Macedonia
Iran vs Algeria
Kosovo vs Burkina Faso
Switzerland vs Panama
Montenegro vs Turkey
Ivory Coast vs Moldova
Denmark vs Chile
Egypt vs Greece
Hungary vs Scotland
Senegal vs Bosnia-Herzegovina
Tunisia vs Costa Rica
Slovenia vs Belarus
Luxembourg vs Austria
Romania vs Sweden
Belgium vs Saudi Arabia
Germany vs Brazil
Poland vs South Korea
Colombia vs Australia
England vs Italy
Morocco vs Uzbekistan
Nigeria vs Serbia
Spain vs Argentina
USA vs Paraguay
Iceland vs Peru
Mexico vs Croatia

XS
SM
MD
LG