Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisadda Siyaasadeed ee Soomaaliya oo Wali Taagan


Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo waday oo moshin ka dhan ah guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa mar kale ku celiyey baaq ay soo jeediyeen oo ahaa inuu is casilo guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari.

Jawaari ayaa isgau sheegay inuusan is casilayn, waxaana uu sheegya inuu diyaar u yahay in mooshinka ka dhanka ah loo qaadi cod. Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbxintan kasoo diray Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:22 0:00

Dhinaca kalena, madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la kulmey xaley gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Kulankan ayaa ahaa kii ugu horeeyey ee Madaxweynaha dowlada federaalka la yeesho gudoomiyaha Baarlamanka tan iyo markii muranku ka dhashey mooshin la sheegey in ay xukuumada Ra’iisul Wasaare Hassan Kheyre ay gadaal ka riixeyso.

Falastin Axmed Iman ayaa inoo heysa warbixin ku saabsan kulankaas iyo waxa xiga ee laga fili karo qilaafka ka taagan Baarlamanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG