Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Dab ka Dhashay Koronto oo 7 Qof Dilay


Ugu yaraan 7 qof oo isku qoys ah aya aku dhintay dab xalay ka kacay guri ku yaalla degmada Yaaqshid.

Guriga oo ka samaysnaa jiingad ayay ku dhinteen hooyo iyo shan carruur iyo qof kale oo ehelka ah, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada Yaaqshid ee magaalada Muqdishu.

Caasho Ibraahim ayaa dabkan ka waraystay, Maxamed Xaaji Cusmaan oo ehel la ahaa qoyska masiibadan ku habsatay iyo Axmed Maxamaed Xasan Geeddow oo ah guddoomiyaha degmada Yaaqshiid. Hadalkana waxa aku horraynaya Maxamed Xaaji Cusmaan

.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG