Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Golaha Guurtida S/Land oo 7 Qodob soo Saaray


Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhigoodii maanta kaga hadlay arrimo la xidhiidha heshiiska dekedda Berbera, waxaanay ka soo saareen go’aan ka kooban toddoba qodob. Go’aamadan oo qaarkood ay kaga hadleen go’aan hore uga soo baxay dawladda Soomaaliya, waxay ku tilmaameen farogelin qaawan oo ka dhan ah Somaliland. Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud kaariye ayaa warbixintan ka soo diray Hargeysa.

Dhageyso Guurtida Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00

XS
SM
MD
LG