Waxa Jimcaha magaalada Nyon, Switzerland lagu sameeyay isku aadka wareegga siddeed dhammaadka ee koobka Champions Leugue.
Waxa ay kooxuhu isugu aadeen:
Barcelona vs Roma
Sevilla vs Bayern Munich
Juventus vs Real Madrid
Liverpool vs Manchester City
Lugta koowaad ayaa la dheeli doona April 3 iyo 4, halka lugta labaadna la dheeli doono April 10 iyo 11.
Sidoo kale, waxa la sameyay isku aadka koobka Europa Leugue.
Leipzig v Marseille
Arsenal v CSKA Moskva
Atlético Madrid v Sporting CP
Lazio v Salzburg
Lugta koowaad waxa la ciyaari doonaa April 5, halka is aragga labaadna la dheeli doono April 12.