Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wakiillada Somaliland oo Meel Mariyay Heshiiskii DP World


Baarlamaanka Somaliland ayaa maanta jawaab ka bixiyay go’aankii Aqalka Hoose ee baarlamanka dowladda federalka ee Soomaaliya uu shalay ku ansixiyay sharci waxba kama jiraan ka dhigaya heshiis kasta oo lala galay shirkadda ay leedahay dawladda Imaaraadka Carabta ee DP World.

Sagal Mustafe Xassan ayaa warbixintan ka soo dirtay Hargeysa.

Baarlamaanka Somaliland oo ka jawaabay go'aankii Baarlamaanka Federaalka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:44 0:00

XS
SM
MD
LG