Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USA: Hooyo Dalbaneysa in aan La Musaafurin Wiilkeeda


Mustaqblka 92 qof oo Soomaali ah oo dabayaaqadii sannadkii hore dawladda Maraykanku isku dayday inay u masaafuriso Soomaaliya ayaan weli sugnayn, waxaana mar kale sii joogitanakooda waddankan sii kordhiyey xaakim ku sugan magaalada Miami ee dalkan Maraykanka.

Fardawsa Maxamuud Cumar, waa hooyada mid ka mid ah dhalin yaradaasi 92-ka ah ee ku jira xabsiga.

Weriyahayaga Maxamuud Mascadde ayey uga warrantay dadaalka ay wadeen waalidiinta dadkan xiran.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:24 0:00

Dhagaystayaasha waxaa naga xusuusin ah inana xiriir la samaynay mas’uuliyiinta lagu magacaabay waraysigan, marka ugu horraysa ee ay suurto gashaan idiin soo gudbin doono fikaraddooda.

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG