Isku xirrada

War Deg-Deg ah

London: Shirka Gar-gaarka Bini'aadannimo Soomaaliya oo Furmay


Magaalada London waxa maanta ka furmay shir caalami ah oo looga hadlayo gargaarka bani'aadannimo ee Soomaaliya.

Shirkan oo ay isugu yimaadeen diblomaasiyiin kala duwan matalaya dowladdo, deeq bixiyeyaasha, Qaramada Midoobay iyo wafdi ka socda dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlayaa mushkiladaha bani'aadannimo ee Soomaaliya ka taagan. Waxa sidoo kale looga hadlay sida loo xajin karo guulihiii laga gaaray ka hortagista macluul Soomaaliya ku dhufata sanadkii tagay.

Cabdixakim Maxamud Shirwac ayaa shirkan ka wareystay, wariyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Shirka bini-aadannimada Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:29 0:00

XS
SM
MD
LG