Maamulka degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa billaabay howl-gal ay maamulka ku sheegeen soo celinta bilicda magaalada.
Howl-galkan ayaa maamulku ay ku burburinay qaar ka mid ah dhismooyinka magaalada oo ay sheegeen inay ku soo durkeen waddooyinka.
Wariyeheenna Cabdiwaaxid Macallin Isaaq ayaa warbixintan ka soo diray Hobyo.