Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaali ka Qeyb-gashay Bandhigga Cuntada ee Dubai


Carwada cuntada ee Dubai Food Festival oo ah carwo caalami ah oo sanadkiiba mar lagu qabtay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sanadkan markii labaad waxaa ka qeyb galay ganacsato Soomaaliyeed oo ku soo ban-dhigay badeecadaha wax soo saarka waddaniga ah.

Carwadan oo socotay muddo shan maalmood ah ayaa maanta la soo gabagabeeya, iyadoo ganacsatada Soomaalida intii ay socotay ay soo jiiteen ganacsato kale iyagoo la galay heshiisyo ganacsi.

Wariyeheenna Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan nooga diyaariyay.

Bandhiga Cuntada Dubai
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:48 0:00

XS
SM
MD
LG