Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Biyo La'aan ka Jirta Hargeysa


Inkastoo biyo-yaraani ay ka jirto meelo badan oo Hargeysa ka mid ah, haddana waxa jira rajo ay bulshadu ku qabto helitaanka biyo wada gaadha magaalada.

Hase ahaatee, wasiirka biyaha ee Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali-Koore, ayaa dhawaan sheegay in lagu hun-goobay mashruuc biyo-soo-saar oo duleedka Hargeysa ah, kaas oo la filayay in uu qayb ka noqdo qorshayaasha biyo-gelinta ee Hargeysa.

Haddaba, sidee ayay bulshadu u aragtaa maxaa arrintaasi u dhimi kartaa rejadii bulshada? Waxa warbixintan ku eegaya weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye.

Biyo La'aanka Jirta Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:01 0:00

XS
SM
MD
LG