Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibe ka Sheekeeyay Xaalado uu Kala Kulmey Liibiya


Qeyb ka mid ah tiro tahriibayaal ah oo dhawaantan laga keenay Libya oo ku sugan garroonka Aden Cabdulle ee Muqdisho. Feb. 17, 2018. (Somali Ministry of Information)
Qeyb ka mid ah tiro tahriibayaal ah oo dhawaantan laga keenay Libya oo ku sugan garroonka Aden Cabdulle ee Muqdisho. Feb. 17, 2018. (Somali Ministry of Information)

Cabdiraxmaan Ibraahim Barrow iyo qoyskiisa waxa ay ku noolaayeen dalka Liibiya, waxa uu gacanta u galay kooxda ka ganacstada tahriibayaasha.

Waxa uu xirnaa muddo sanad iyo bar ah, waxaana ugu dabayntii lagu sii daayay 8-kun oo doollar.

Cabdiraxmaan ayaa la kulmay jirdil iyo kufsi xaaskiisa loo geestay. Waxaana uu ka mid ahaa 11 qofood oo dhawaan ay dowladda Soomaaliya ka soo celisay Libya.

Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu uga sheekeeyay dhibaataddii uu kala kulmay Libya.

Tahriibe ka sheekeyay dhibaatada uu la kulmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:12 0:00

XS
SM
MD
LG