In ka badan 10 sanadood ayaa waddamada Afrika waxey meel xun ka galayeen qiimeynta musuq-maasuqa iyo daah-furnaan la'aanta dowladaha ee ay sanad walba sameyso hay’adda caalamiga ah ee Transparency International.
Dalalkasi ayaa weli sii xajisanaya booskaa sida ka muuqata qiimeyntii ugu dambeysay ee sanadkii 2017-kii oo la baahiyay Arbacadii shalay.
Wariyaha VOA, Anita Powell, ayaa warbixintan ka soo diray Johannesburg. Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo jeedinaya.