Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maalinta Afka Hooyo oo Muqdisho Laga Xusey


Waxaa maanta oo kale, 21ka Febaraayo, sanad kasta caalamka laga xusaa maalinta Afka Hooyo. Dal iyo dad walbaana waxaa ay xusaan, qiimeeyaan, iskana wareystaan xaalka afkoodu ku sugan-yahay.

Xafladdo lagu xusayo maalintan ayaa lagu qabtay meelo badan oo Soomaaliya ah iyo meelaha ay Soomaalidu ku badan tahay ee qurbaha.

Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay xaflad weyn oo uu ka qeyb galay ra’isul wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre. Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.

Dhageyso Maalinta La Xusayo Afka Hooyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:14 0:00

XS
SM
MD
LG