Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jamaame: Duqeyn Lagu Bur-buriyay Saldhig Ay Lahaayeen Shabaab


Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal iyo ciidamo ajanabi ah oo aanan wali la aqoonsanin ay waaberigii Talaadada weerar ku burbiriyeen saldhig ay maleeshiyaadka kooxda al-Shabaab halkaasi ku lahaayeen.

Duqeyntan ayaa ku soo beegmeysa xilli magaalada Kismayo uu maalintii labaad ka socdo shir looga hadlayo amaanka gobollada Jubooyinka. Khadar Maxamud Xareed ayaa warbixintan ka soo diray Nayroobi.

Duqeymo ka dhacay Jamaame
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:17 0:00

XS
SM
MD
LG