Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir Amniga Ku Saabsan oo Kismaayo ka Furmay

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta furay shir lagaga hadlayo amniga iyo dib-qabsashada deegaannada Jubbaland ee wali ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab.

Shirkan oo ay ka qayb galeen saraakiil dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ka socotay, ciidamada nabad Ilaalinta ee AMISOM iyo xubno ka socday Qaramada Midoobay, ayaa warbixintan waxaa nooga soo diray Nayroobi Khadar Maxamuud Xareed.

Shirka amniga Kismaayo ka furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:19 0:00

Dhanka kale, Caasha Ibraahim Aadan ay ka waraystay wasiirka amniga Jubbaland, Cabrashid Xasan Cabdinuur (Janan).

Wasiirka amniga Jubbaland oo ka hadlay Qorshayaasha maamulka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:16 0:00

XS
SM
MD
LG