Magaalada Bossaso, waxaa maanta lagu guuleystay in la gaaro oo rarka laga dajiyo dooni ku caariday meel u dhow dekedda Bossaso.
Dhinaca kale, maamulka Puntland ayaa canshuur dhaaf u sameeyay xamuulka saaran doonidan oo muddo 9 cisho ah ku caarisanayd xeebaha Boosaaso. Warbixintan waxaa Bossaso ka soo diray Faadumo Yasim Jaamac.