Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Faah-faahinta Howl-gallo ka socda Gobolka Shabellaha Hoose


Maalmihii ugu dambeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa howl-gallo ka sameeyay meelo ka mid ah gobolka Shabeellaha Hoose oo loo arkay meelihii ugu muhiimsanaa dhulkii ay ka talineysay al-Shabaab in muddo ah.

Saraakiisha dowladda ee gobolka ayaa sheegay in howl-gallada looga danleeyay sidii al-Shabab loogu diidi lahaa inay yeeshaan saldhig ay ka soo abaabulaan weeraro.

Jaamac Buulle Jaamac ayaa arrintan ka wareystay gudoomiye ku xigeenka gobolka Shabeellaha Hoose, Cabdifitaax Axmed Cabdulle.

Howl gallo ka socda Shabeellaha Hoose
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:47 0:00

XS
SM
MD
LG