Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dowladda oo Lagu Ammaanay Dib-u-qaabeynta Maaliyadda


Maanta waxey ku beegantahay maalintii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Muddadii sanadka ahayd ee uu xafiika joogay, dowladda waxaa la soo darsay caqabado, ammaanka oo aysan sidii la rabay guulo waaweyn uga gaarin iyo arrimo kale oo siyaasadeed.

Laakiin dhinaca kale, waxaa hey’adaha caalamiga ah ee maaliyadda ay dowladda ku ammaaneen inay sameysay isbeddel dhinaca maamulka maaliyadda ah oo ay kula diririreyso musuq-maasuqa.

Wariyaha VOA, Jamaal Axmed Cismaan, ayaa waxa iska bedelay aragitidii caalamka ee aheyd in Soomaaliya ay tahay dal uu musuq-maasuq dishay ka wareystay Maxamed Cabdi Cumar oo bare ka ah jaamacadda London Metropolitan ee magaalada London.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:25 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG