Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saamiyada Suuqyada Mareykanka oo Aan Degganeyn


Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa gebi dhacleeynayay qiimaha suuqyada saamiyadda ee Mareykanka.

Inkastoo uu xoogaa sare u soo kacay maanta oo Arbaca ah, hadana toddobaadkan qiimaha saamiyada suuqyada Mareykanka waxa uu mar gaaray meeshii ugu hooseysay muddo sanado ah.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrinta saamiyada iyo saameynta dhaqaalaha adduunka ka wareystay Xareed Maax oo ka mid ah dhaqaalayahannada Soomaalida ee ku nool dalkan Mareykanka.

Suuqyada Adduunka oo qal qal galay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00

XS
SM
MD
LG