Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Booliiska oo Ka Hadlay Dilal Ka Dhacay Afgooye


Dhowaan ururka Daacish ayaa sheegtay mas’uuliyadda dilal ka dhacay magaalada Afgooye. Inkastoo aan la xaqiijin in dad daacad u ah Daacish ay joogaan Afgooye, haddana waxaa sheegashada dilkaasi uu cabsi ku abuuray dad kala duwan.

Haddaba, Haaruun Macruuf ayaa wararkan cusub ka waraystay dhamme, Cabdulqaadir Cusmaan Mursal Nuunow, oo ah taliyaha saldigga booliiska Afgooye.

Dilal ka dhacay Afgoye
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:02 0:00

XS
SM
MD
LG