Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Beyle: 141 Milyan oo Doollar ayaa Soo Xarootay 2017


Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa faahfahain ka bixiyey dakhliga usoo xarooday dawladda Soomaaliya sannadkii hore. Wasiir Beyle, ayaa tallaabadaasi uu ku sheegey inay qayb ka tahay shuruudo ay hor-dhigeen hay’adaha lacagaha adduunka.

Wasiirka ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho waxa uu ku sheegay in in dawladda Soomaaliya ay soo xareesay lacag dhan 141 milyan oo dollar. Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Warbxiin wasaradda Maaliyadda ay soo saartay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:48 0:00

XS
SM
MD
LG