Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dadaal lagu Badbaadinayo Soomaali laga Tarxiilayo Maraykanka


Sharci-yaqaanno Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah xubnaha u dhaq-dhaqaaqa xuquuqda aadamaha ayaa gaaray magaalada Miami ee gobolka Florida, halkaasoo ay ku xiran yihiin dhalinyaro Soomaaliyeed, iyadoo halkasina horraantii bishii Diseembar laga musaafuriyay tiro kale oo Soomaali ah.

Qareennadan ayaa ujeeddada socdaalkoodu yahay sidii dhalin yaradan loo siin lahaa wakhti dheeraad ah si ay magan-galyo u helaan.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa soo diyaarisay wariyaha VOA Sahra Cabdi Axmed.

Dhegayso: Warbixin ku saabsan dadaal lagu badbaadinayo dhalinyaro laga tarxiili rabo Maraykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00

XS
SM
MD
LG