Somaliland, ayaa maanta ku dhawaaqday inay abaar baahsani ka jirto deegaannadaas, isla markaana ay xoolihii bilaabeen inay u dhintaan biyo iyo baad la'aan.
Guddoomiyaha hay'adda u diyaar-garowga Aafooyinka iyo kaydka raashinka, Faysal Cali Sheekh Maxamed, ayaa sheegay in dad ka badan hal milyan iyo bar qof oo ku dhaqan Somaliland ay durba saamaysay.
Weriyaha VOA Barkhad Maxamuud Kaariye ayaa arrintaasi ka waraystay guddoomiyaha.
Facebook Forum