Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi : W/Dibadda Soomaaliya, Md. Axmed Ciise Cawad


Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo wafdigiisii ka qeyb galay shirkii madaxda Afrika ee Addis Ababa, ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho.

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa faahfaahiyay waxyaabihii ay kala soo kulmeen shirka madaxda Midowga Afrika.

Wariyaha VOA ee Muqdisho Axmed Xasan Colaad ayuuna u waramay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:17 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG