Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dad ku Dhintay Xeebta Djibouti


Qaramada Midobay ayaa sheegtay in toddobaadkii hore ay dhinteen qaxooti Soomaali iyo Itoobiyaan iskugu jira oo tiradoodu dhan tahay 30 kadib markii ay degtay doontii ay la socdeen meel u dhow xeebta magaalada Cadan.

Doontan oo ku socotay Jabuuti waxaa la sheegay inay la socdeen 152 qof. Jacfar Kuukaay ayaa la xiriiray laba ka mid ah dadkii ka badbaaday doontaasi warbixintan ayuuna nooga doyaariyey.

please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:07:41 0:00

Facebook Forum

XS
SM
MD
LG