Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareysi uu siiyay idaacadda VOA kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah dhismaha xukuumadda cusub ee Somaliland, xiisadda ka ooggan inta u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland iyo qodobbo kale.
Wariyaha VOA ee Hargeysa, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayuu u waramay madaxweyne Biixi. Qeybtan hoose ka dhageyso wareysiga oo laba qeybood ka kooban.