Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: Dadaallada Helidda Xaquuqaadka Dumarka


Haweenka ku nool Mareykanka iyo dunida daafeheeda, ayaa wali hal-gan adag ugu jira sidii ay u heli lahayeen xuquuqo aas'aasi ah oo ay sheegeen inaanay ka helin bulshooyinka ay la nool yihiin.

Xaquuqaadkaasi waxa ka mid ah inay helaan mushaar la mid ah kan ay qaataan ragga ay isku shaqada qabtaan, daryeel caafimaad oo ay helaan dumarka caalamku iyo in guud ahaanba la joojiyo tacaddiyada loo gaysto dumarka.

Sahra Ciidle Nuur ayaa warbixin arimahaasi ku saabsan inoo haysa.

Haweenka oo dadaal ugu jira helidda xaquuqaadkooda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:46 0:00

XS
SM
MD
LG