Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin: 5 Suxufi ayaa Somalia ku Dhintay 2017


Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya ayaa sheegay inay diiwaangeliyeen dhimashada shan suxufi sannadkii aynu soo dhaafnay 2017-ka halka in ka badan 30 kalena loo gaystay xabsi.

Warbixin sananadeed uu soo saaray ururka NUSOJ ayaa Jacfar Kuukaay uu ka waraystay Xoghayaha Guud ee ururkaasi Maxamed Ibraahim Macallimu.

Dhageyso Wareysiga Macallimu
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:40 0:00

XS
SM
MD
LG