Hay’adda Amnesty International ayaa sheegtay in burburka lagu sameeyay xarun ay barakacayaashu daganaayeen oo ku taalla duleedka Muqdisho iyo xoogga dadkaasi meesha looga saaray ay ahayd arrin aad u daran oo xitaa muuqaal ahaan laga arkay dhinaca hawada sare.
Hay’adda ayaa soo bandhigta muuqaallo setalite ah oo muuujinaya burburkaasi. Nuur Bukhaari ayaa warbixintan soo akhriyay.