Isku xirrada

War Deg-Deg ah

HRW: Shabaab Caruur ayay Ka Afduubteen Baay


Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa sheegtay in ururka al-Shabab ay gobolka Baay aka afduubeen carruur ay ka kaxaysteen dugsiyada qur’aanka iyo kuw ay ka dalbadeen odayaasha dhaqanka.

Warbixintan oo ay markii ugu horraysay tebisya idaacadda VOA ayaa Human Rights Watch sheegtay in mid ka mid ah tuulooyinka ugu yar yar ay al-Shabab ka kaxaysteen illaa 50 carruur ah.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Nur Bukhari

Dhageyso Shabaab oo Caruur Afduubtay
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:22 0:00

XS
SM
MD
LG